Khayre oo beri u ambabaxaya safar uu ka baaqday Madaxweyne Farmaajo

Raisul Wasaaraha Xukuumada Somalia Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu horkacayo ayaa maalinta beri ah ku wajahan magaalada Khartuum ee dalka Sudan. Safarkan ayuu markii hore qorshuhu ahaa inuu u ambabaxo Madaxweynaha balse sababo aan la ogeyn awgeed ayuu uga baaqday, wuxuuna go’aansaday inuu u diro raisul wasaare Khayre. Warka ayaa intaa ku daraya in … Continue reading Khayre oo beri u ambabaxaya safar uu ka baaqday Madaxweyne Farmaajo